Kim John Un oo gaaray Singapore iyo Trump oo isna kusii jeeda (Daawo Sawirada)

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Singapore oo la filayo in maalinta talaadada kulan taariikhi ah ku yeeshaan Kim Jonh Un iyo Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump. Wafdiga uu Hogaaminayay Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim John Un ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka Singapore, waxaana Wafdigan la dejiyay Hotel … Continue reading Kim John Un oo gaaray Singapore iyo Trump oo isna kusii jeeda (Daawo Sawirada)